Zoom in   Click on the button to zoom in.
Dhirmaha wuxuu noqonayaa xaafad dhan oo wadata wax walba oo adeeg ah sida

-Iskuul
-dhaqtar
-Farmasi
-Maajid
-Suuqii
-iyo waliba garoonkii isboortiga haday  ahaanlahayid garoonka kubada cagta iyo kii  baskedboolka
-iyo baarkinadii gawaarida ladhiganlahaa -Restorankii casriga ahaa.

Xaafad Casriya, Guryo Casriya, Degaan Nadiifa oo leh Dan Guud sida, Garoomo Ciyaareed, Xarumo dhalinyaro, Iskuullo iyo Xanaannooyin tayo leh, Deris-wanaag iyo dad akhyaara oo isku hab-nololeed dhaw, waa astaamaha Xaafadda Madiina Munawara ee Djibout. Xaafad magaalada ka baxsan oo ku taal cidhifka Djibout. Maka fikirtay sidii aad dhisatid degaan ku qanciya (environment) adiga iyo qoyiskaaga ?

Maka fikirtay in aad dhisatid dhismo noocyadii ugu dambeeyay e casiga ahaa ee laga dhiso sida waramada horumaray iyo waliba qiima kuraali galilyo ?
Mase ka fikirtay in aad heshid ciddii kugu gacansiin lahayid in aad heshid dhismahaas cariga ah ee qiimihiisuna yahay mid kuraali galiya?

hadaba kala soo xiriir Maamulaha shirka Fin-Djib




NAQSHADDA Madiina Munawara

Halkee ayeey ku taalaa Xaafadda Madiina Munawara  (sawirada xaafa Madiina Munawara) Madiina Munawara  waxay ku taallaa wadada.



CABIRKA JAGOOYINKA IIBKA AH


Dhulka (jagada) qofkiiba laga iibinayaa waa 250 m²  oo noqonayiso 4 qol  iyo laba musqul oo wata qubayiskooda  barkin iyo jardiino . (300 mitir oo noqonayiso 5 qol laba musqul oo wata qubayiskooda  ). Waa dhul aad u weyn oo aad ku qancidoontid islamarkaasana si habaysan loo dhisi doono
Ma jeceshahay inaad macluumaad intan ka badan heshid ama ka qaybgashid dadka fursadda u helay inay degaan ama dhul iyo guryo ku yeeshaan xaafaddan casriga ah ee Madiina Munawara

. Fadlan, la soo xidhiidh telefoonnada iyo emailada halkan hoose ku qoran. Dalabka dhulka waxa loo kala hormarinayaa sida dadku u soo kala horeeyaan

Copyright © FINDJIB 2008. All rights reserved. Home | Projects | Village | About Us | Contacts