| Mashaariicda ay shirkadda FIN-DJIB hadda ay hada gacanta ku hayiso waxa kamid ah Mashruuca Xaafadda Casriga ah ee Layiraahdo Madiina Munawara . Waa xaafad aan hore nooceeda oo kale loogu arag wadankeenna DJIBOUT
Mashaariicda kale ee shirkadda FIN-DJIB ku hawlan tahay dib ayaad ka ogaan ee halkan kala soco.
FADLAN halkan ka eeg faahfaahinta mashruuca FIN-DJIB
Xaafada Madiina Munawara (halguri ayaa dhigaysaa halkaan marka lariixana waxaa kuusoobaxaayo sawirwayin) |