Labreeri heerkiisu sareeyo oo dhalin iyo dad waaweynba ka faa'iidaystaan.
Suuq leh Masaajid, dukaamo, hudheel, maqaaxiyo iyo Kafeteriyo, farmasii iyo xarun caafimaad intaba.
Waxaa deggen dadka dibedaha kasoo noqday iyo cidii ogol shuruudaha loo dejiyey xaafadda. Qofna keligii ma dabooli karo baahiyahan faraha badan ujeedada xaafaddanina waa in la iska kaashado
Daawo sawirka qorshaysnaa iyo sida loo hirgelinayo.
WAX KU YEELLO Madiina Munawara
Waxa aad fursad u yeelan kartaa in aad kamid noqotid inta kuwa nasiibka u heshay inay wax ku yeeshaan Xaafadda Madiina Munawara . Hadaba macluumaadka hoos ku qoran akhri kedibna si deg ah noola soo xidhiidh adiga oo mahadsan