
Shirkadda Fin-Djib waa shirkad ka diiwaan gashan Wasaaradda Ganacsiga ee FIN-DJIB waxay ku hawlan tahay sidii ay qayb weyn uga qaadan lahayd dhismaha iyo horumarinta guryahay ee wadanka hooyo guud ahaan Caasimada iyo oo dhan goboladiisa kala duwan. Shirkaddu waxay u badan tahay hirgelinta mashaariic horumarineed oo taabanaya dhinacyo badan ha ugu badnaadaan hirgelinta xaafado deegaan casriyaysan leh. Mashaariicda DJIBOUTI I wado wada kamid waa kuwo casri ah oo aad ubogaadoontid.
|
FIN-DJIB Waxay kuu qabanaysaa arimahan:
1. Iibinta dhulka iyo guryaha aad u baahatid
2. Kiraynta guryaha
3. Talo-bixin iibsiga iyo iibinta guryaha iyo dhulalka |
|