
Ku soo dhawaw Shirkda FINDJIB
QALBI FURAN iyo GACMO FIDSAN.
Ku soo dhawow boga shirkadda Findjabut Waxa ay halkaan kuugu diyaarisay oo aad ka heli doontaa dhamaan howlaha iyo mashaariicda shirkadda FinJabuti ay kuu qabandoonto. |
 |
|
|
 |
waxay kuu qabanaysaa arrimahan hooskuqaran:
Iibinta dhulka iyo guryaha aad u baahatid
Kiraynta guryaha
Talo-bixin iibsiga iyo iibinta guryaha iyo dhulalka
Fadlan si fiican hada uga bogo Mashruuca Casriga ah ee Finjabuti oo maraya wejigii ugu dambeeyey. |
|
|
 |
Shirkada dhismaha ee FIN-DJIB
waxay idiin balanqaadaysaa in
ay idiin dhisidoonto dhismayaal casriah
oo noocii ugu dambeeyay ee laga dhiso caalamka waqtiga
xaadirka ah.
|